Dr.Dufle oo bulshada uga digay qatarta Caafimaad ee cudurka Cagaarshowga (Sawirro)

Cudurka Cagaarshowga ama jooniska waa cudur dhibaato weyn ku haya bulshada caalamka ku dhaqan, sidaas darteed sanad kasta 28 July maanta oo kale waxaa loo asteeyay maalinta cagaarshowga Adduunka (World Hepatitis Day)  si bulshada loogu wacyi galiyo qatarta iyo ka hortaga cudurkaan halista ah oo sida aamusan dadka u dila (Silent Killer). Hal-ku-dhigga caalamiga ah … Continue reading Dr.Dufle oo bulshada uga digay qatarta Caafimaad ee cudurka Cagaarshowga (Sawirro)